Kumanaan Muhaajiriin oo La Badbaadiyey
Shukri Said – voasomali.com – Maraakiibta ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga iyo sidoo kale maraakiib kale oo ay leeyihiin hay’ado samafal ah ayaa xeebaha dalka Libya kasoo bad-baadiyay kumanaan qof oo ah tahriibayaal ah, kuwaas oo doonaya in ay soo gaaraan qaaradda Yurub.
Hadaba Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa dadkaasi la bad-baadiyay maanta iyo shalayba ka waraystay Shukri Siciid oo ka tirsan wargayska La-republica ee kasoo baxa Magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, ugu horraynna waxaa uu weydiiyay haddii dawladda dalkaasi ay si rasmi ah uga hadashay arrintan.
—
—
« Dopo 27 mesi l’Ambasciatore Fabrizio Marcelli lascia la Somalia (Previous News)
(Next News) Migranti: Basta con l’emergenzialismo! »
Related News
Ultima Fermata Trieste
Viaggio nel Silos, il girone dei richiedenti asilo arrivati lungo la rotta balcanica. Sono centinaia,Read More
Comments are Closed